Reer Galbeedka oo shallaay ka taagan rididii Xukuumadii Qadaafi hal arrin darteed

Dowladaha reer galbeedka ayaa qadiyaan ka taagan qulqulka tahriibayaasha ka soo hayaamaya afrika iyo meelo kale kuwaasoo doonaya iney galaan qaarada yurub oo ay ka raadinayaan fursado nololeed iyo shaqooyin. Midowga Yurub  ayaa waxay doonayaan in xarun lagu qaabilo muhaajiriinta laga sameeyo dalka Liibiya sii loo marsiiyo kumannaanka Afrikaanka ah ee doonaya inay gaaraan Yurub. … Continue reading Reer Galbeedka oo shallaay ka taagan rididii Xukuumadii Qadaafi hal arrin darteed